Booliiska Caalamiga ee Interpol oo 30-sano kadib Xafiis ka furtay Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho 30-sano kadib laga furay xafiiska booliiska Caalamiga ee Interpol, waxa uuna xafiiskan cusub isku xiri doonaa booliiska Soomaaliya iyo booliiska Caalmiga ee ku sugan daafaha dunida. Xafiiskan Muqdisho ka furatay Interpol waxaa si wadajir ah u furay taliye kuxigeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneral Sakiya Xuseen iyo Madaxa sarre ee hay’adda EUCAP Somalia Maria-Cristina … Continue reading Booliiska Caalamiga ee Interpol oo 30-sano kadib Xafiis ka furtay Muqdisho